Wasiirka arimaha dibada dalka Norwey ayaa maanta soo gaarey dalka soomaaliya.
Ra’isul wasaaraha dalka ayaa xafiiska ku qaabiley, wasiirada waxaana kuwada hadleen arimo kala duwan ay kamid yihiin iskaashiga labada dal.