MOQDISHO(TEBIYENEWS)-MWNE FARMAJO OO KULAN LA QAATEY WAN ASIIZA WAN ISMACIIL.

0
22

Madaxweynaha soomaaliya mudane maxamed Cabdullahi farmaajo ayaa maanta ku qaabiley qasriga uu ka degan yahay magaalada barakeysan ee makka raisul wasaare ku xigeegnka dalka malesiya marwo Wan Asiiza wan Ismaaciil.

labada masuul ayaa ladheegey in ay kuwada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada da, iyo sidii ay isaga kaashan lahaayeen hormarinta kaabayaasha dhaqaalaha labada dal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here