MOQDISHO(TEBIYENEWS)-MAXAA KUSOO BEEGEY QARAXYADA MOQDISHO HADALKII QARAMADA MIDOOBEY EE SHELEY.

0
39

Labo qarax ayaa gil gishey caasimada soomaliya barqadii maanta waxaana lagusoo waramayaa in dhimashada kor udhaafey 7 ruux halka dhaawacyada aan weli la ogeyn.

Arintaan ayaa umuuqata in kooxda alshabab ay dhiiri gelin unoqotey, isla markaana bilaabeen in ay sii laba jibaaraan qarax yadada moqdisho.

Qaraxayada maanta dhacey ayaa lala beegsaneyey masuuliyiin  wadada marayey kuwaas oo lasheegey in qaar kood dhaawacyo furud kasoo gaarey.

Kooxda alshabaab ayaa u muuqata in dib usoo kabaneysa kadib markii ay aragtey hab dhaqanka xukuumada farmaajo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here