MOQDISHO(TEBIYENEWS)-MAXAA HADA KUSOO BEEGEY IN XALIIMA YAREY CODSATO IN GUDDIGA AY KA GUURAAN MADAXTOOYADA SOOMAALIYA.

0
12

Guddoomiyaha gudiga madaxbaanaan ee doorashooyinka qaranka soomaaliya ayaa sheegaya in ay doonayaan in ay ka guuraaran dhismaha madaxtooyada soomaaliya kadib markii lasheegey in ay la kulmeen cadaadis dhanka shaqadooda ah.

Warar hoose ayaa sheegaya in guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka qaranka loo geeyey warqad katimid xafiiska madaxweynaha taas oo cadeyneysa in aysan sameyn Karin wax aanu ogeyn madaxtooyada qaranka soomaaliya.

Xukuumada federalka soomaaliya ayaa lasheegey durba in ay bilowdey kasha qeynta qaabkii ay markale usoo laaban laheed ayadoona faragin ba’an ku bilowdey guddiga doorashada.

Arintaan ayaa lasheegey guddiga in ay u adkeesan waayeen kadibna ay dal badeen in ay kaguuraan xeyndaabka madaxtooyada soomaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here