MOQDISHO(TEBIYENEWS)-MAREYKANKA OO AXMED MADOOBE USHEEGEY IN UU LASHAQEEYO DOWLADA.

0
51

Safiirka mareykanka u fadhiya somaliya amb. Donald Y. Yamamoto ayaa asbuucaan kula kulmey magaalda kismaayo madaxweynaha maamulkaasi mudane Axmed Islam Madoobe.

Kulanka ayaa lasheegey in looga hadaley xaalada amaan iyo mida nabad geliyo ee kajirta deegaanada jubaland iyo guud ahaan dalka.

Amb. Yamamoto ayaa lasheegey in Axmed Madoobe usheegey in uu dowlada ladhaqeeyo doorashada jubaland hadii uu musharax yahay loo baahnaan doono cid maamusha oo musharax eheen si musharaxiinta dhamaantooda u helaan fursad siman.

Amb. Yamamoto ayaa kadigey qalalaaso in kadhacdo doorashada waxaana uu sheegey kadowlad ahaan in dowlada soomaaliya ay ku mowqif yhiin loona baahan yahay in lawada shaqeeyo.

Dhanka kale Axmed Madoobe ayaa sheegey uu ogol yahay in la helo doorasho xur iyo xalaal ah.

Balse dowlad federalka ay dooneyso in ay xoog wax ku maquuniso taas oo marna la aqbali karin.

Kulanka ayaa lasheegey in uu u ekaa mid safiirka dhambaal ugu soo gudbinayey Axmed Islaam

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here