MOQDISHO(TEBIYENEWS)-MADAXWEYNE MADOOBE OO CAAWA KU HOYDEY JIIDA DAGAALKA EE BAARSANGUUNI IYO SABABTA OO LA OGAADEY.

0
34

Madaxweynaha xilkiisa sii dhamaanaya ee Jubaland ayaa caawa kuhoyanaya jiida hore ee Baarsanguuni ee gobolka Jubada Hoose .

Maanta ayey eheed markii uu booqdey madxweynaha goobo kala duwan sida Yontooy, Buula gaduud iyo Baarsaanguuni oo caawa ku sugan yahay warbaahinta xogta daahsoon ee Tebiyenews ayaa ogaatey sabata uu ugu hoydey caawa madaxweynaha Jubaland jiidaha hore ee dagaalka.

Madaxweynaha yaa arintaan ugu gol leh in uu kudhiira geliyo ciidamada Jubaland oo dhowaan lafilaayo in ay dhaqaaqaan waxaana madaxweynu la afurey ciidamada kusagan halkaasi.

Madaxweynaha Jubaland mudane Axmed islaam Madoobe ayaa dhidabada u aasey maamulka Jubaland waxaana deeganada Jubaland lagu tiriyaa in ay yihiin deeganada ugu amaanka badan soomaaliya meelaha maamulka gacanta uu ku haayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here