MOQDISHO(TEBIYENEWS)- MADAXWEYNE FARMAAJO OO SOOMAALIYA HOOS GEEYEY ITOOBIYA IYO SOCODAAL AAN LASHAACIN OO HADA ADIS-ABABAKUJOOGO.

0
17

Madaxweynaha soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa gaarey dalka Itoobiya Xilli uu Kasoo Kicitimey Boqortooyada sacuudi carabiya.

Sarafka madaxweynaha ayaa horey loo shaacin waxaana lagu soo waramayaa in madaxweynaha uu doonayo in lala heshiisiiyo Uhuuru Kenyatta isla markaana gacan weyn laga siiyo doorashada Galmudug iyo Jubaland.

Madaxweynaha soomaaliya ayaa waxaa lasheegey in uu sirta dalka iyo maamulkiisaba u gacan geliyo cadowga soomaaliyeed ee Ethiopia, ayadoona ay xusid mudantahay ol olaha doorashadiisa in ay kamid eheed in dalka laga saro Ethiopia. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here