MOQDISHO(TEBIYENEWS)-MADAXWEYNAH SOOMAALIYA OO NQODEY MADAXWEYNIHII UGU BARTOKOOLKA IYO BARATAKOOLKA FICNAA MADAXDA AFRIKA.

0
28

Waxaa goordhow soo gebe gaboobey munaasad caleeman saarka madaxweyna koonfur afrika mudane Cyril Ramaphosa.

Celeema saarka ayaa waxa kasoo qeyb galey madaxbadan oo caalamka ka kala timid haeeshee arinta cajiibka ayaa noqotey mid lama filaan ah kadib markii madaxweynaha soomaliya mudane maxamed Cabdullahi Farmaajo uu noqdey shaqsigii ugu baratokool iyo styleka wanaagsanaa madaxda munaasabada kasoo qeyb gashey.

Soomaliya ayaa umuuqata mid kasoo kabaneysa burburkii waxaana hada muuqata in madaxda qaranka soomaaliyeed ay ugu style iyo baratakool fiican yihiin dunida afrika.

Hoose kadaawo sawiro quruxbadan oo soo jiitey dad badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here