MOQDISHO(TEBIYENEWS)-KULANKII MAAANTA KISMAAYO KADHACEY AXMED MADOOBE MALOO DIGEY MISE WAA LOO DAMAANAD QAADEY.

1
53

Warkiilka midowaga afrika uqaabilasan soomaaliya ayaa maanta kismaayo kadegey isagoona kulan la qaatey madaxweynaha maamulkaasi mudane axmed islaam madoobe.

Shirka ayaa lasheegey in uu ka koobnaa labo qeybood qeyb ay shir jaraadiid isla qanbteen iyo qeyb albaabada u xirnaa.

Aajaha ugu weyn ee midowga afrika soo dedejiyey in ay  kismaayo datagaan ayaa lasheegey in uu yahay xaalada amaan ee deegaanada jubaland.

Ilo xog ogaal ah ayaa xaqiijinaya in midowga afrika ay ka caroodeen rag lasheegey in ay hoostagaan madaxweynaha jubaland oo hub sharci daro ah loogu qeybiyey sida ay sheegeen musharaxiinta Jubaland.

Safiirka midowga afrika Francisco medara ayaa lasheegey in uu Axmed madoobe guddoonsiiyey dhambaal ugu yimid midowga afrika kaas oo lasheegey in uu ahaaa dhambaal looga digaayo in amniga kismaayo wax iska bedelaan.

Axmed Madoobe ayaa loo sheegey in amniga jubaland midowga afrika naf iyo maal kaga baxey aysana ogaal noonin in dib loo laabto.

Ugu danbeyn Axmed madoobe oo lasheegey in uu qorsheyney in ciidamada furinta hore kasoo saro balse arintaa bedelkeeda ayaa lagu amrey in ciidankiisa ay dhaqaaqaan.

Si kastaba ha ahaatee waxaa muuqata rajo in culeys caalim ah lakulmaayo maamulka hada jira in kastoo aan lasaadaalin Karin xaalada jubaland.

1 COMMENT

  1. Xaaalada hada ay ku sugunta jubalan waaa mi xasilsan lakin waxan ka codsanena haday dowlada dhexe tahay iyo haday mamulka ahmed madobe yahayba shacabka yan dhib iyo qalalaso an lagalinin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here