MOQDISHO(TEBIYENEWS)-GOODAX BARE OO MAANTA FARXAD LASUUXI GAAREY IYO SABABTA.

0
55

wasiirka wasaarada waxbarashada soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa maanta aad ugu farxey kadib markii si lama filaan ah raisul wasaare kheyre usoo wacey una sheegey in ay isla soo kormeerayaan imtaxaanka.

Wasiir goodax ayaa lasheegey maalmahan in uu wadnaha farta ku haayey isla markaana kabaqaayey in xilka laga qaado kadib fadeexadii imtaxaankii fashilmey iyo dibad baxyadii.

Wasiirka ayaa shir jaraaid uu qabtey kusheegey in uu maanta aad ufaraxsan yahay raisulwasarahana lakumey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here