MOQDISHO(TEBIYENEWS)-GOLAHA MUSHARAXIINTA ISBEDEL DOONKA OO CODSADEY IN DOORSHADA JUBALAND LAGA WEECIYO KISMAAYO.

0
36

Warmurtiyeed ay soo saareen musharaxiinta ku midoobey musharaxiinta isbedel doonka Jubaland ayaa waxaa ay muuijnayaan walaac xoogan ay ka qabaan suura galnimada in doorasho xur ah kadhacdo magaalada kismaayo.

Warsaxaafadeedkaano oo ka kooban halbog ayaa waxaa baaq loogu direy beesha caalamka waxaana laga codsadey in doorashada loo weeciyo magaalo madaxda gobolka gedo ee Garbo Haarey.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here