MOQDISHO(TEBIYENEWS)-GATAALO LASHEEGEY IN MAGAALADA BARKEYSAN EE MAKKA LAGU GANEY IYO SACUUDIGA OO DHEXDA KA QABTEY.

0
38

Warar ahy baahisey qaantul carabiya oo ah tv laga leeyahay dalka sacuudiga ayaa sheegaya in kooxda shiiciyiinta ah ee loo yaqaano xuutiyiihn ay maanta kusoo tooreen labo gantaal magaalada barakeysan ee makka almukkarama.

Tv-ga ayaa sheegey in gantaalada ku qabtey hawada magaalooyinka jida iyo dhaa’if ee dalka sacuudi carabiya.

Alcarabiya ayaa sheegey in gantaalada lasooganey ahaayeen noocyada loo yaqaano plastic, waxaana lagu soo waramayaa in ay ku wajahanaayeen magaalada makka almukkarama.

Dhanka kale xuutiyiinta yaman ayaa arintaan waxba kama jiraan ku tilmaamey ayagoona sheegey in sacuudiyiinta ay been abuurad wadaan.

Magaalada makka ayaa ay magaalo barakeysano oo qiblada muslimiinta ku taalo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here