MOQDISHO(TEBIYENEWS)-GACAN YARIHII SHARIIF XASAN SHEEKH AADAN OO SHAQA JOOJIN YAAB LEH LAGU SAMEEYEY.

0
44

Wasaarada boostada iyo isgaarsiinta dowlada soomaaliya ayaa shaqada ka ceyrisey mid kamid ah xubnihii guddiga isgaarsiinta oo lagu magacaabi jirey Cali Shaamey.

Sarkaalkaan oo ahaan jirey madixii shaqaalaha modaxtooyada koonfur galbeed isla markaana si aad ah ugu dhowaa madaxweynihii hore ee koonfur galbeed Mudane Sahariif Xasan sheekh ayaa shaqadiisi ku waayey kadib markii uu ku biirey xisbi uu hogaamiyo shariif xasan sheekh aadan kaas oo lagu magacaabo Horusocod.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here