MOQDISHO(TEBIYENEWS) – DUQEYMO XOOGAN OO CAAWA LAGA SOO SHEEGAYO DEGMOOYINKA JILIB IYOBU’AALE.

0
28

Warar hada soo gaarey xafiiska war qabadka warbaahinta madaxbaanan ee tebiyenews laantiisa moqdisho ayaa xaqiijinya in caawa duqeymo kala duwan ka kala dhaceen deegaano katirsan gobolka jubada dhexe ee maamulka Juband.

Warar ay ka heshey tebiyenews dadka deegank ayaa sheegaya in magaalda bu’aale caawa la duqeeyey fadhiisamo ay shabaabku ku lahaayeen hakaasi.lama oga qasaaraha kadhashey weerarka maadaama xilli habeen ay tahay.

Dhanka kale degmada jilib ayaa sidoo kale lasheegayaa in ilaa iyo afar goobood laduqeeyey  wixii faah faahin ah dib ayaan idin ku soo sheegi doonaa.

Isha ku haaye warbaahinta xogta daahsoon ee TEBIYENEWS si aad u hesho waraarkii ugu dabeeyey ee dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here