Wasiirka wasaarada warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiika dowlada federalka soomaaliya mudane Maxamed Xayir Maareeye ayaa akhriyey warsaxaafadeed ay soo saartey dowlada soomaaliya kaas oo lagu bogaadiyey qaraarka qaramada midoobey.
hoos ka akhriso warsaxaafadeedka
