MOQDISHO(TEBIYENEWS)-DOWLADA SOOMAALIYA OO CODSATEY ARIN AY KU XUMEYNESO KENYA.

0
40

dowlada soomaaliya ayaa lasheegey in ay codsatey in shirarkii nairobi loogu qaban jirey loo weeciyo wadamada burundi, uganda iyo ethiopia.

dowlada ayaa lasheegey in ay ugu gol leedahay jawaab celin ay siineyso xukuumada nairobi waxaana lasheegey in arintaan ay kenya lacago badankasoo gali jireen.

dowlada kenya ayaa maalmihii lasoo dhaafey waxaa ay wadey arimo lid ku ah qaranimada soomaaliya waxaana hada muuqata in khilaafka labada dal sii kodhaayo isla markaana ugu danbeen gaari doon gacan kahadal. p�� �n�wZ7Y��

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here