MOQDISHO(TEBIYENEWS)-DOWLADA SACUUDIGA OO CASUUMAAD UFIDISEY MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA ABAAL MIRNNA U DIYAARISEY IYO SABABTA.

0
20

Warar lagu kalsoonaan karo oo aan ka helney holwadeeno katirsam madaxtooyada soomaliya ayaa sheegaya in madaxweynaha soomaaliya mudane maxamed cabdullahi farmaajo casuumada rasmi ah kaley boqortooyada sacuudi carabiya.

Dowlada sacuudiga ayaa lasheegey in qorsheynso shirka deg deg ah oo ka soo qeyb galayaan wadamada islaamka gaar ahaan kuwa ay xulafada latahay.

Dowlada sacuudiga ayaa dowlada soomaaliya casuumaadi 1aad usoo dirty kadib markii dowlada soomaaliya si adag u canbaareysey Xuutiyiinta Yaman kadib markii sacuudigu sheegeen in labo gantaal lagu soo tuurey magaalada barakeysan ee makka almukkarama. Sacuudiyiinta ayaa eedan dusha kaga tuurey kooxda shiicada xuutiyiinta yaman kuwaas oo kadagaalama dalka yaman walow ay arintaa iska fogeeyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here