MOQDISHO(TEBIYENEWS)-DOWLADA FEDERALKA OO IS HOR TAAGTEY GUDDIGA DOORASHADA JUBAAND SAFAR AY KU AADI LAHAAYEEN IYO DOWLADA OO DIIDEY IN AY AQOONSATO.

0
22

wararka naga soo gaaraya magaalada kismaayo ayaa sheegaya in guddiga doorashada jubaland ay ka baaqadeen safar ay ku aadi lahaayen magaalada garowe halkaas oo lasheegey in siminaar ay ugu socodeen.

baaqashada gudiga ayaa lagu sheegey in dowlada federalka soomaaliya ay hor istaagtey, isla markaana ay diidey in ay u aqoonsato in ay yihiin guddi dhexdhexaad ah.

guddiga doorashada ayaa lasheegey in ay soo food saartey walaac xoogan iyo cadaadis kaas oo dowladu dooneyso in ay iska casilaan xilalkooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here