Warbixin ay soo saartey dowlada ingiriiska ayaa lagu sheegey in ay sii kordhayaan amni darada kajirta magaaooyin kuyaala dalka Kenya.
Warbixinta ayaa looga digey in ay u safraan muwaadiniinta ingiriiska magaalaooyin ay kamid tahay caasimada Nairobi iyo meru kuwaas oo laga cabsi qabo in ay weeraro ka geestaan xarakada alshabaab.
Magaalooyinkaan oo gaaraya ilaa sagaal magaalo oo Kenya kuyaala ayaa sirdoonka ingiriiska kasoo saareen suuraganimada in ay falal kadhacaan.