MOQDISHO(TEBIYENEWS)- DOW MAHAN MUQDISHO IN DADKEEDA LADILO DAARAHEEDANA LADUSHO.

0
42

Waxaa soo baxya hadalo aanu u wanaagsaneyn dhega shacabka soomaaliyeed kaas oo ah beelo is aruursadey, ganacsato cabaneysa , ardey dulman oo xaqoodii laduudsiyey iyo bajaaje si ulakac ah loo diley.

Magaalada moqdisho waa astaanta qaranka soomaaliyeed mana ahan in markale dadkeedana ladilo daaraheedana ladunsho, waxaa dalku kasoo baxayaa dagaalo sokeeye shacabka soomaaliyeed dhega hooda waxaa ka yeeraya qax iyo gacal islaayey.

Waxaa muuqata in madaxda qaranka soomaaliyeed ay xooga saarayaan in ay sii xajistaan kursigooda halkii soomali ay isku baadi goobi lahaayeen.

Runtii mafududa in xil aad u qabato qaran dunsanaa sando badan waxaana muwaadin kasta oo xil qabta saran maanta in uu soomaali isku keeno ee aanu kala geynin.

Waa adiga haa waa adiga mudane qofka aan la hadlaayo maqaam kasto oo aad joogtid waxaad ku joogtaa magaca umada soomaaliyeed ee daalan fadlan ha xasuusinin, hana sameynin wax ay ku soo xasuustaan xanuun kii gaarey qqrankeena.

Waxaan u mahad celinayaa madaxda qaranka eek u howlan uadiigdia dashacabka, waxaan udigayaa madaxda ku howlan xijinta xilka ay haayaan waxaan leeyahay waari meyside war hakaa haro.

Ugu danbeyn waxaan ugu baaqayaa dhamaan umada soomaaliyeed in aaminaan dowlad nimadooda aysana ku xirin shaqsi xil haaya oo xumeeyey.

Dowladnimadaa na deeqdee  kadaa moqdisho dagaal, madaxda soomaaliyeedow inta eebe idin qorey kabadan maheyn doonaate wajiga haiska heleynin awoodiina shacabka hakutijaabinan.

Wadada hala furo amnigana hala sugo dalka haloo shaqeeyo ee yaan laga shaqeysan, ogow masuul waxaad haleyso caruurtaadi ayaada ka haleysey noqo muwaadin daacad ah hanoqon mid wadani lamoodo hadan reerkiisa kabadin waayey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here