Cabdala maaxi oo kamid ahaa jamaacadii maanta khubada ku tukatey masaajidka sheekh cali suufi ayaa waxaa la diley isagoo kasoo baxey masaajidka oo kuyaalada xaafada KPP ee katirsan degmada Hodon.
Alaha u naxariistee marxuumka ladiley ayaa ahaa dhalinyarada haldoorka ah degmada afgooye waxaana la ogeen ilaa hada sababta loo diley marxuumka.