MOQDISHO(TEBIYENEWS)-ANSIXINTII SHARCIGA PATROOLKA SOOMAALIYA MAANTA KADIB FARMAAJO XUKUNKIISA KHEYRE AYAA KU WAREEGEY

0
15

Waxaa maanta lameel mariyey sharcigii shidaalka soomaaliya waxaana lasheegey in madaxweynaha sooomaaliya sharigan aad ula dhacsaneen balse lateliyaashiisa oo kheyre lacagsiiyey ku qasbeen.

Ra’isul wasaraha ayaa maanta asheegey in ay u eheed maalintii ugu farxada badneed maadaama saaxiibadiisa uu u fuliyey heshiiskii ugu weynahaa uu lasoo galey.

Raisul wasaaraha ayaa lasheegey in loo balan qaadey in uu heli doono bilkasta lacag uu kukala furdaamisto dhammaan baayihiisa isla markaana loo iibin doono inta cod baarlamaan eee  ubaahdo uusana u baahneyn farmaajo in uu hoosjooge u noqodo.

Kheyre ayaa lasheegey in gacantiisa soogashey maanta awood uu ku maquunin karo saaxiibkiisii siyaasada soo gelieye ee farmaajo.

Waxaana muuqata in ciyaartii ay isla soo daadihin jireen maanta kheyre keligiis ku filan yahay oo isaga loo shaqeyn doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here