Seddaxdaan
sababoo ayaa qasaba kadhigtey in sharicga petrolka deg deg lo ansixiyo
1. pmku maadaama uu horay uga shaqeyn jiray
howlaha shirkadaha patroolka haduu xafiiska uu ka tagana uu ku noqon doono
howlihiisa wuxuu u arkaa in uu maanta heysto fursad uu ku boobsiin karo sharci
ku jaan go’an danihiisa dahsoon iyo shaqadiisa mustaqbalka.
2. qarashaadka doorashada soo socota ay ku
gelayaan farmajo& kheyre waxay u arkaan in uu ka imaan karo shirkadaha laga
xaraashi doono xirmooyinka shidaalka ee wadanka oo gaaraya ilaa 9
shirkadood,waxaa shirkadiiba laga qaadayaa 200$ oo milyan si ay qeyb ugu noqoto
qandaraas qaadashada waana aqbaleen shikaduhu lkn waxay shardi dowlada uga
dhigeen in ay ansixiso sharciga patrolka si beri systamka iyaga ka danbeeya
uusan dood u gelin qandaraaskooda.
3. waxaa caawa xildhibaanada loo diray fariin
ah in ay beri loo keenayo sharciga doorashada,dhinaca kale isla caawa waxaa
lasoo arkay qooqan uu leeyahay yaxye cali hareri kana tirsan xafiiska
ra’salwasaaraha oo meelaha xildhibaanadu deganyihiin wareegeysa qeybineysana
min 5’000 dolar oo loo qeybinaayo 147 xildhibaan oo xafiiska pmka markii sidaan
oo kale ay xukuumadu mashruuc marsiisaneyso xogaagaas la siiyo.
���!��P�Uţ