MOQDISHO (TEBIYENEWS)-KISMAAYO OO LAGU DHEX DAADIYEY RAG KU HUBESAN BASTOOLADO IYO CIDA KA DANBEYSA.

0
36

Wararka ka imanaya magaalada kismaayo ee xaruunta kumeel gaarka ah ee maamulka Jubaland ayaa sheegaya in habeenkii xaley ahaa lagu daadiyey rag hubeysan lagu dhex daadiyey magaalada dafaheeda.

Kooxdan hubeysan ayaa lasheegey in ay gaarayaa ilaa iyo 50 ruux, waxeyna ku hubeysan yihiin hubka fudud ee loo yaqaano bastooladaha.

Ciidanka ayaa lasheegey in ay shaqadooda ay tahay sugida amnigamagaalada  kismaayo inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaanka.

Arintaan ayaa kusoo beegmeysa xilli maamulka jubaland doorasho u diyaar garoobaayo, walow aan la ogeyn sababta dhabta ah ee hada kusoo beegey.

Dowlada soomaaliya ayaa lasheegaya in ay dooneyso in ay ka hor istaagto tartanka madaxda hada xilka haysa si ay u keensato madax gacan kasiisa soo laabashada muda xileedka soo socoda. Sida muuqata hogaamiya maamulka jubaland ayaa ah hogeemiya adag oo marna la cabsa gelin Karin walow aan la ogeyn cida libinta u danbeysa qaadandoonto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here