MOQDIAHO(TEBIYENEWS)-RA’ISAL WASAARAHA ITOOBIYA OO SAMEEYEY ARIN KU CUSUB HOGAAMIYAASHA AFRIKA.

0
23

Wafdi uu hogaaminayo Ra’isal wasaaraha Itoobiya Dr. Abey Axmed oo kugunaa dalka suudaan ayaa lasheegey in uu dalkiisa dib ugu laabtey isagoo ay weheliyaan muwaadiniin Itoobiyaan ah kuwaas oo ku xirnaa dalkaasi Sudan.

Dr.Abey ayaa Sudaan utagey si uu kulamo ula qaato kooxda xukunka lawareegtey ee dalkaasi sudaan.

Kulanka ayaa lasheegey in looga hadley sidii loo baajin lahaa qalalaase kadhasha mudaharaadyada socoda.

Abey Axmed oo booqashadiisa soo gaba gabeeyey ayaa lasheegey in uu horey usoo kaxeestey maxaabiis kasoo jeeda dalkiisa oo dalkaasi mudo ugu xirnaa.

Waxaa si weyn loogu soo dhoweeyey dalkiisa isagoona shacabiyad ku kasbadey talaabada uu qaadey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here