Senator Ilhaan Cumar oo ah Xildhibaada laga soo doorto Gobolkan Minnesota ayaa waxaa lagu yaqaaney geesinimo iyo aad adeeg marka laga hadlaayo arimaha afrika iyo carabta iyo guud ahaan muslimiinta.
Taageerayaashii Ilahaan Cumar ayaa wada amakaagey kadib markii ay taageerytey isu galmoodka labada qof ee isku jinsiga aha sida dumar dumar guursada iyo rag rag guursada.
Ilahaan Cumar oo ah Gabar muslim soomaali ah ayaa waxaa ay barteeda tweeter-ka soo dhigtey in ay ay dhaleeceyneyso boqortooyada brunai oo mamuucdey isu tagga dadka isku jinsiga ah.
Ilahaan cumar ayaan la ogeyn sabata ku kaliftey, dadka qaar ayaa arintaan ku sababeynaya in ay ku wado campaign ay markle kusoo laabato isla markaana quluubtooda ku hanato dadka qoomu luudnimdada sameeya si markale senator unoqoto.