MD Farmaajo oo dib ugu soo laabtey dalka kadib…

0
16

Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday. Waana markii ugu horaysay anniga ogaalkayga oo madaxweynuhu ay mas’uuliyiin garoonka ugu hortagaan.
Farmaajo ayaa intuu xilka hayay joojiyay dhaqankii ahaa in garoonka loo safto marka uu baxaya ama imanayo. Tilaabadaasoo aad loo soo dhoweeyey.
Adigu maxay kula tahay?.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here