Maxamud Mahamed Boonow Oo ahaa Xildhibaan Hore oo Baydhabo ku Geeriyooday

0
8

Allaah U naxariito waxaa magaaalada Beydhabo ee Xarunta Kumel gaarka ah ee maamulka Koonfur galbeed ku geeriyooday Xildhibaan Maxamud Mahamed Boonow.

Xildhibaanka ayaa mudda dheer ka tirsana Baarlamaanadii dalka soo maray isagoo dowladihii kala duwanaa ka soo qabtay xilal kala gedisan.

2012 ayeey aheyd markii ugu horeysay ee loo dortay in uu ka mid noqdo Baarlamaanka Soomaaliya .

AUN Maxamuud Maxamed Boonow ayaa xukuumaddii Farmaajo 2010 ka soo noqday Wasiirka Dastuurka Federaalka iyo dib u heshiisiinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here