Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Axmed Madoobe Kismaayo Ku Shir Gudoomiyey?

0
6

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulan lagaga hadlayay dardar galinta howlaha sharciyaynta Dhulka iyo fududaynta shatiyada Ganacsiga.

Wasaarada Arimaha gudaha Maamulka Gobolka iyo Degmada Kismaayo Hay’ada Dhulka Jubbaland iyo Masuuliyiin kala duwan ayaa kulankan ka qaybgalay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here