Danjiraha Mareykanka ufadhiya Soomaaliya amb. Yamomota ayaa hambaliyo ufirey madaxweynaha cusub ee galmudug garabka DF soomaaliya mudane Axmed Kaariye Qoor Qoor.
Warsaxaafadeed ay soo saartey safaarada mareykanka ayaa lagu taageerey doorashadii maanta kadhacdey galmudug ayadoo dhinacayada kalana ugu yeertey wadahadal nabadeed in ay galaan.
Hoos ka akhriso warmurtiyeedka aya soosaartey safaarada mareykanaka.