Magacaabis uu sameeyay Wasiirka Warfaafinta oo laga hor yimid iyo Sababta keentay

0
5

Guddiga Shaqaalaha rayidka ee dowladda Soomaaliya ayaa kahor yimid dalacsiin iyo magacaabis agaasimayaal uu sameeyay Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

Qoraal uu soo saaray Gudoomiyaha Guddiga Shaqaalaha rayidka ayaa lagu sheegay in Guddiga dallaacada ee Wasaaradda aanay u dhameyn tirada (kooramka), go’aan ka qaadan kartay sida uu qabo sharciga Shaqaalaha.

Halkan ka Akhriso Qoraalka guddiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here