Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Dani ayaa deg deg ugu ambabaxay maanta Magaalada Qardho oo ay Daadad ku rogmadeen Xalay Saqdii Dhexe.
Caasiamda Gobolka Karkaar ayaana la sheegay in Musiibada Daadka ku fatahay waxaa la tilmaamay in gurmad loogu fidinayo dadka mashaqada qabsatay ay halkaasi ka jirtay.
Sida ay sheegeen Wafdiga Madaxweyne Siciid Dani xubno ka mid ah inay tegi doonaan,Cusbitaalka Qardho oo dadka la geeyey waxyeelada soo gaartay.
Guryo badan ayaa dumay oo Daadka ku fatahay Roobka Mahiigaanka ah Ee Xilliga Guga oo Soomaaliya ka da’aya,Balse Reer Qardho waxay bilaabeen in isku gurmadaan.
Waxaa lasugayaa Wafdigaas Qardho gaaray iyo waxay kaga dhawaaqaan halakasi.