Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa dhameystiray Golaha wasiirrada DGGM, waxaana uu caawa ku dhawaaqay Wasiir ku xigeenada iyo wasiir dowlayaal.