Madaxweyne Maxamuud Sayid oo Xariga Kagarey….

0
31

KISMAAYO(TEBIYENEWS)-Xaflad lagu daahfurayay dhismaha cusub ee ay yeelan doonto wasaaradda Macdanta,Tamarta iyo Biyaha Jubaland ayaa lagu qabtey magaalada Kismaayo, waxaana kasoo qeyb galay Madaxweyne ku xugeynka 1-aad ee Jubbaland ahna ku simaha Mdaxweynaha mudane Maxamud Sayid Aadan, bahda Wasaaradda,Wasiiro,xildhibaano iyo marti sharaf kale.

Xaruntaan oo si casri ah loo dhisay ayaa waxaa saaka xariga ka jaray ku simaha madaxweynaha Jubbaland ahna Madaxweyne ku xigeenka 1-Aad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here