MUQDISHO(TEBIYENWS)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay U Qeybsanaha dhanka Taageerada Hawlgallada ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey Mudane Atul Khare.
Kulankanayaa waxaa ku weheliyey wasiirada arimaha dibada iyo maaliyada soomaaliya.
Kulanka ayaa lasheegey in uu kusoo dhamaadey guul.