Madaxweyne Farmaajo oo kusii jeeda Mombaasa iyo sabab yaab leh

0
44

Madaxweynaha somaliya Mohamed Abdullahi farmaajo ayaa magaalada Mombasa imaan Doona 4,11, 2019

Madaxweyne farmaajo ayaa Kaqeygeli Doona Caleemo saarka Gudoomiyaha Urur Goboleedka IGaad oo Sanadkaan Jagadaasi Qaban Doona madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru kenyatta

Madaxda Urur Goboleedka IGaad waxay isku Deyi Doonaan iney dhex Dhexaadiyaan Dalka Kenya iyo Dalka somaliya oo Muran Badeed ka Dhexeeya

Xubno katirsan safaarada somaliya ee Dalka Kenya ayaa magaalada Mombasa Tagi Doona ka hor Afarta Bishaan hadda lagu Jiro Si ay magaalada Mombasa ugu soo Dhoweeyaan madaxweynaha somaliya Mohamed Abdullahi farmaajo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here