MADAXWEYNE DENI OO HANJABEY.

0
21

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa sheegey in dowlada federalka ay wado kicin dhalinyarada Puntaland.

Hadalkaan ayuu kusheegey munaasabad lagu daah furaayey diyaarada Itoobiyaan airline oo duulimaad toos ah ka bilowdey puntland iyo Itoobiya.

Mr. Deni ayaa dhalinyarada uga digey in qalalaaso sameeyaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here