Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Amniga Jubbaland kaas oo diirada lagu saaray sidii dhamaan Hay”adaha Amnigu iskaga kaashan lahayeen sugida nabadgalyada.