Madaxweynaha oo xarigga kajarey wado muhiim ah

0
27

MMUQDISHO(TEBIYENEWS)-Madaxweynaha Soomaaliya ayaa saaka xarigga ka jaray wado laami ah oo uu hirgeliyey maamulka gobolka banaadir taasoo xiriirisa degooyinka Shangaani iyo Cabdul casiis.
Mdaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa u mahadceliyey Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan iyo Maamulkiisa oo ka shaqeynaya Horumarka Caasimadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here