Madaxweynaha Mareykanka sheegey in uu kabogsoodey china virus

0
9

Madaxweynaha Mareykanka Donal Trump ayaa boggisa Wajiga Furan qoraal kooban uu soo dhigey ugu mahad celiyey Raisul wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson Saxiibnimada iyo Taageerada uu umuujiyey intii uu xanuunsanaa.
Mr. Trump ayaa sheegey in ay wada hadleen RW Johnson.
waxaa uuna qoraalkiisa ku sheegey in uu kabogsoodey waxaa uu ugu yeerey China Virus oo ula jeedo cudurka safmarka ah ee sida wayn dunida usaameeyey Corona Virus.
Madaxweyne Trump ayaa shaaciyey todobaadkii hore in laga heley cudurka safmarka noqodey Covid19 isaga iyo Afadiisa.

hoos ka akhriso fariinta

Just spoke with Prime Minister Boris Johnson of the United Kingdom. Very thankful for his friendship and support as I recovered from the China Virus. I am looking forward to working with him for many years to come, a great guy!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here