Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo shaqadda ka ceyriyay Wasiirkiisii Warfaafinta

0
3

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Xilkaqadis ku sameyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Bulshada Ugaas Xasan Cabdi Maxamed.

Wasiirka ayaa ka mid ahaa Wasiiradii shaqeynayay tan iyo markii la aasaasay maamulka Koonfur Galbeed, waxaana uu ka mid ahaa xubnihii la shaqeyn jiray Shariif Xasan Sheekh Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here