Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabis sameeyay (Wareegto)

0
9

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Magacaabay Guddi loo xilsaray maalmaha xuriyada Soomaaliya ee Dalkeena 26 jun/1luulyo.

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 13 Xubnood ayaa laga soo kala xulay Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed iyo Guddoomiyaha  Gobolka  Baay iyo kana degmada Baydhabo,waxaana guddigaan ay shaqadooda tahay qaban qaabada iyo diyaarinta sida ay u dhaceyso munaasadda maalmaha xuriyada Soomaaliya .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here