Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabis sameeyay

0
11

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta Magacaabay Guddiga qaban-qaabada aaska Wasiirkii Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland ee dhawaan ku geeriyooday dalka Hindiya.

Guddiga ayaa ka kooban 7 xubnood oo iskugu jira madaxwayne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland, Wasiiro, ganacsato iyo odayaasha dhaqanka.

24 Saa  ee soo socota ayaa la filayaa in  meydka Wasiirkii Waxbarashada Jubbaland la keeno Magaalada Kismaayo,isla markaana Aaska ay ka qeyb galaan Madaxda Sare ee Maamulka Jubbaland.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Guddiga qaban qaraabada Aaska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here