Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al-Shabaab

0
9

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa  tacsi u direy guud ahaan Shacabka iyo Maamulka Puntaland geerida ku timid Gudoomiyahii Gobolka Nugaal Marxuum Cabdisalaam Xasan Xersi oo ku geeriyoodey qarixii ka dhacay Magaalada Garoowe.War-saxaafadeed kasoo baxey Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay inay aad uga xun yihiin qaraxaas,isla markaana Jubbaland ay ku baaqeyso in hal meel looga soo wada jeesto Al-Shabaab.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Madaxweynaha Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here