Madaxweynaha Jubbaland oo goor dhaw soo gaaray magaalada Muqdisho

0
3

Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] iyo wafdi uu horkacayo ayaa goor dhaw soo gaaray magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa ka qeybgalaya shirka uu ku baaqay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee looga hadlayo arrimaha doorashooyinka.

Sidoo kale saacadaha soo socda ayaa la filayaa in uu soo gaaro Muqdisho madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi iyo guud ahaan madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada ee hadda ku sugneyd magaalada Muqdisho,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here