Madaxweynaha dalka oo kaqeyb galey aaska marxuum Qanyare.

0
23

Madaxwetnaha soomaaaliya ayaa ka qeyb galey aaska marxuum maxamed Qanyare Afrax oo shaley ku geeriyoodey muqdiaho soomaaliya.

Madaxweynaha iyo masuuliyiinta Marxuumka ku tukaday Salaadda Janaasada ayaa Alle uga baryey in uu u naxariisto, hoygiisana ka yeelo jannada. Sidoo kale, waxa ay samir iyo iimaan u rajeeyeen qoyskiisa iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodey.

Janaasada Marxuum Marxuum Maxamed Qanyare Afrax waxaa ka qayb galay Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaannada Labada Gole, masuuliyiin heer Gobol ah iyo qaar ka mid ah duubabka dhaqanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here