Madaxda Madasha Xisbiyada Qaran Oo Shir Hadda La Leh Mursal iyo

0
5

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Kuxigeenkiisa koobaad C/weli Muudey ayaa shir Hadda waxay kula leeyihiin Xarunta Madasha Xisbiyada Madaxweynayaashi hore Ee Dalka.

Ilaa hadda kulanka waxa uu yahay lama oga,waana mid albaabada ku xiran.

Kulankan ayaa la sheegay inuu ahaa dalab ka yimid dhanka labada Guddoomiye, waxaana wararku sheegayaan inay farriin ka sidaan Madaxweyne Farmaajo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here