Madasha Xisbiyada Qaran oo goordhaw soo saartay War Saxaafadeed Xasaasi ah (Akhriso)

0
4

War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu sheegay in dowlada hada jirta ku fashilantay qabashada doorasho qof iyo cod ah.

Madasha ayaa warka kasoo baxay sidoo kale lagu sheegay in ay ka walaacsan yihiin dib u dhac ku yimaado doorashada dalka xiligii loo qorsheeyay, waxa ayna hogaanka dowlada ku eedeeyeen in ay ka shaqeenayaan dib u dhac ku yimaada doorashada

Halkan ka Akhriso Warka kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here