HAGAR DAMADDA LAGA DHAXALAY 8 FEBRUARY 2017, Dalka Xalkiisa oo meel khatar ah maraya bay laba Sanno iyo bar waxay ku maamulayeen Musuq masuq Gamurey. Haddaba waxaan halkaan idinku soo gudbin doonaan lacagihii dowlada sida qaldan u isticmaashey mudadii koobneyd eejoogtey:-
-$7 Milyan waxay ku baxday Doraahaddii Punrland lagu qabsan rabey oo ay ku qasaareen.
-$9 Malyan waxay ku Qabsadeen Baydhabo Dadna ay ku layeen. #-$6 Milyan waxay ku bixiyeen Jubabland oo hadda walaqaysa.
-$4.50 Malyan baa lagu bixiyey laakuushka Baarlamanka si ay u Xalaaleeystaan wax aan Xalaal aheyn. #-$5 Malyan Waxaya ku baxaday Rididdii Gudoomiye Jawaari
. -$6.50 Malayn waxay ku baxday ladagaala ka Dowlad Goboleedyada.
-$ 25 Milyan waxay ku bixiyeen Caburinta Saxafadda iyo Been Abuurka iyo fadhi kudirirka iyo Shirkado Shiisheeye oo Maafiya ah iyo Madaxda Afrika Qaar ka mid ah. Wadankuna waa mushaar la’aan sidda Xafiiska Madaxweynah oo aan wax Mushaar ah laga qaadan ilaa 6 Lix bil iyo Ciidamadii sidaas darteed maxaa halkaas idiinka baxay
w/Q Geesi Qaran Abdibarre Jibri .