Kulankii Golaha Shacabka oo furmay iyo Guddiga doorashooyinka oo hortagay

0
32

Waxaa Goordhow Furmay Kulankii 22-aad Kalfadhiga 6-Aad ee Golaha Shacabka BJFS Waxaana Shir Guddominaya Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Iyo guddoomiye ku xigeenadda kowaad iyo Labaad ee Golaha Shacabka.

Kulanka ayaa ku furmay 143 mudane.

Ajendaha Kulanka ayaa ah warbixinta Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Sii Wadida Akhrinta 2aad ee Sharciga Doorashooyinka Qaranka oo ay maalmahan ka doodayeen xildhibaanadda Golaha shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here